Akhriso:-Guddiyaga Kala Duwan Ee Golaha Aqalka Sare oo La Shaaciyay

0
KODAK Digital Still Camera

Golaha aqalka sare ayaa maanta kulan caadi ah ku yeeshay xaruntooda magaalada Muqdisho, kulankan oo ay u dhammaayeen guddoonka golaha sida guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdulahi, guddoomiye ku-xigeenka 1aad Abshir Maxamed Axmed(Bukhaari)  iyo guddoomiye ku-xigeenka 2aad Mowliid Xuseen Guhaad ayaa waxaa soo xaadiray 44 Xildhibaan.

Halkan Ka Akhriso, Guddiyaga Kala Duwan Ee Golaha Aqalka Sare:

Guddiga La socodka Dib-u eegista, Dhaqangalinta Dastuurka iyo arimaha Federaalka.

Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole-xubin

Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid. xubin

Iftiin Xasan IimaanBaasto.xubin

Cabdikariim Maxamed Xasan.xubin

Xuseen Sheekh Maxamuud. xubin

  1. Guddiga Xeer Hoosaadka, Anshaxa , Xasaanadda iyo Daryeelka Sanatarad

Xasan Faarax Xujeel-Guddoomiye.

Axmed Cabdixafid Bulsho- gudd ku-xigeen

Cabdullahi Cabdi Garuun.

Bilaal Idirs Cabdullahi.

Mahdi Daahir Sh, Nuur.

  1. Guddiga Garsoorka, Arimaha Diinta iyo Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka Iyo Caruurta

Zamzam Ibraahim Cali- Guddoomiye

Faadumo Xasan Geenyo- gudd ku-xigeen

Cusmaan Axmed Macow. Xogheyn

Abuukar Axmed Xaashi.

Cumar Cabdirashid Sharma’arke.

  1. Guddiga Arimaha Gudaha, Dib u Heshiisiinta Iyo Xiriirka Dowlad Goboleedyada

Muhyudiin Sh. Cali Jaamac-Guddoomiye.

Jawaahir Axmed Cilmi. gudd ku-xigeen

Timiro Maxamed Cali. Xogheyn

Maxamed Xuseen Raage.

Saciido Xasan Xuseen.

Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex.

  1. Guddiga Difaaca Iyo Amniga

Maxamed Amin Sh. Cusmaan-Guddoomiye.

Xuseen Cali Xaaji Cabdalla. gudd ku-xigeen

Farhaan Cali Xuseen. Xogheyn

Axmed Xaashi Maxamud

Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag.

Cabdirisaq Axmed Cali

  1. Guddiga Arimaha Dibedda Qorsheynta, Maalgashiga iyo iskaashiga Caalamiga ah

Cabdrisaaq Cismaan Xasan Juriile-Guddoomiye

Maxamed Cusmaan Faarax”Dhagajuun”. gudd ku-xigeen

Saciid Cabdi Xuseen. Xogheyn

Ayub Ibrahim Yusuf.

Cabdisalaam Xaaji Maxamed.

Mustafa Maxamed Qodax.

  1. Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arimaha Bani ‘aadanimada Warfaafinta iyo Dhaqanka.

Axmed Macalin Cumar Nadiir-Guddoomiye.

Aden Cali Aden. gudd ku-xigeen

Muno Xasan Cumar. Xogheyn

Zamzam Daahir Maxamud.

Cusmaan Maxamud Maxamed.

Nuur Faarax Jaamac.

  1. Guddiga Kheyraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka

Ilyas Cali Xasan-Guddoomiye.

Shukri Aden Maxamed. gudd ku-xigeen

Naciimo Ibrahim Yusuf. Xogheyn

Maxamud Axmed Maxamud Mashruuc.

Yusuf Geelle Ugaas.

  1. Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska.

Sen Cabdi Axmed Dhuxulow-Guddoomiye

Deeqo Xasan Xuseen. gudd ku-xigeen

Hodan Maxamuud Cusmaan.

Sen Bootaan Barre Samatar. Xogheyn

Farxaan Cali Xuseen .

Sen . Muuse Suudi Yalaxow

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here