Madaxweynaha Maamulka Jubba-land Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Magacaabay taliyaha Ciidamada booliska Gobolada Jubada Hoose ee Maamulka Jubba-land.
Gaashaanle Maxamed Guuleed Xasan ayaa loo magacaabay taliyaha Ciidamada booliska Gobolada Jubada Hoose ee Maamulka Jubba-land,waxaa la sheegay in Taliyaha cusub lagu magacaabay Howlkarnimadiisa.


