Wareegto kasoo baxday wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda federaalka Soomaliya ayaa waxaa lagu magacaabay Afhayeenka Cusub ee wasaaraddaas.
Axmed Carab oo ahaa afhayeenkii Hay’adda Nabada Sugida iyo sirdoonka qaranka ee Maamulka Jubba-land ayaa loo magacaabay Afhayeenka Cusub ee wasaaradda Amniga Gudaha


