Wararka Akhriso:-Ahlusuna oo War Kasoo Saartay Wada-hadalkii Kala Dhaxeeyay Galmudug ee Burburay By Radio Simba - Nisan 28, 2017 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Maamulka Gobolada dhexe ee Ahlusuna Waljameeca ayaa faah faahiyay wada hadaladii muqdisho kasocday kaas oo ku saabsanaay midnimada dadka gobolada dhexe, ee dhawaan la sheegay in uu burburay.