Gudoomiye Taabid oo Dhagax Dhigay Dugsigii Sare ee Farsamada Maxamuud Ahmed Cali+Sawirro

0

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabid Cabdi maxamed oo ay wehlinayeen Gudoomiye ku-xigeenada Gobolka ayaa manata dhagax dhigay Dugsigii Sare Farsamada Maxamuud Ahmed Cali ee Degmada Kaaran oo muda 27sano bur bursanaay.

Gudoomiye Taabit Cabdi Maxamed ayaa dhagax dhiga kadib warbaahinta u sheegay in maaamulkiisa uu xooga saari doono hormarinta Adeegyada aas aasiga ah sida Waxbarashada iyo Caafimaadka, wuxuuna ugu baaqay shacabka Gobolka in ay la shaqeyaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here