Dhalinyaro Tahriibyaal ah oo Laga Soo Celiyay Dalka Koonfurta Suudaan+Sawirro

0

Safaaradda Soomaaliya ee K/Suudaan ayaa ku guuleysatey in ay xabsiga ka soo deyso 17 dhalinyaro tahriibyaal ah ,Islamarkaana Maanta dib ugu celisay dalka.

Dhalinyaradan laga soo dajiyay goroonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho waxaa ku jiray caruur Da’doodu ka yar tahay 15 jir ku waa soo ku rafaadsanaa Xabsiyada Dalkaasi.

Toban iyo todaba dhalinyaro ee laga soo dajiyay garoonka waxaa la socday Safiirka Koofurta Suudaan ee Soomaaliya Hussein Haji Ahmed Mohamed ,Xog-hayaha 2 aad Mohamed Ali Mohamed Iyo Ahmed Osman Ali ‘lafoole ‘ oo ah Madaxa Socdaalka ee Safaaradda.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here