War Deg Deg ah:- Duqa Baladweyne Oo iscasilay

0

Cumar adaan deeqow oo ahaa duqa magaalada Baladweyne ayaa gordhow shaaca ka qaaday in uu iska casilay xilki uu u hayay maamulka Gobolka Hiiraan iyo kan Hirshabeelle.

Cumar adaan deeqow ayaa waxaa dhawaan shaqo jojin kusameyay madaxweynaha maaamulka hirshabelle cali cabdulahi cosoble oo Baladweyne kusugan maal mahii la so dhaafay .

Dhinaca kale Madaxweynaha hirshabeelle ayaa la sheegay in uu wado qorshe uu xilalka kaga qaadayo maamulka gobolka hiiraan iyo sidoo kale maamulada degmooyinka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here