Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta oo Ka Furmay Urdun

0

Shirka 28-aad ee Madaxda Wadamada Jaamacadda Carabta ayaa maanta oo Arbaco ah wuxuu ka furmay Wadanka Urdun.

Shirkaan waxaa soo maaliya u matalaya Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi farmaajo iyo Wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo.

Waxaa ka qaybgalaya Shirkaan, Xoghaayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Gudoomiyaha Midowga Afrika, Xoghaayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka, Wakiilo ka socda Midowga Yurub, Wakiilka Gaarka ah ee Madaxweynaha Ruushka, Wakiilka Gaar ah ee Madaxweynaha Maraykanka, Wakiilka Gaar ah ee dowladda Faransiiska, Boqoro, Amiiro iyo Madax kala duwan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here