Jubba-land oo Gacanta ku Dhigtay Rag Miino aasayay

0

Wararka Nagasoo gaaraya degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa ku waramaya in Ciidanka Jubbaland ee Nabd-sugiddu ay gacanta ku dhigeen rag ay ku sheegeen inay ka tirsanyihiin Al-shabaab.

Saraakiil ka tirsan Nabad-sugidda ee jubbaland oo la hadlay idaacadda Simba ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in raggan la qabtay xilli ay ku mashqulsnaayeen aasidda miino nuuca dhulka la galiyo ah waxaana ay sheegeen in ciidanku ay gacanta ku dhigeen, dhawaana Maxkamadda lasoo taagi doono.

Kooxahan ay ciidanku qabteen ayaa sidoo kale l sheegay inay wateen gri nuuca raxada ah oo ay saarnaayeen walxaha qarxa waxaana saraakiisha Jubbaland ee Baladxawo ay sheegeen in dhawan maxkmad lsoo taagidoono hddna y ku xiranyihiin Xabsiga degmadaasi.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here