Wararka Madaxweyne Gaas oo Ka Tacsiyeeyey Saddex Sarkaal oo ka Tirsan Ciidamada oo Shil Gaari Ku Geeriyoodey By Radio Simba - Mart 28, 2017 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa ka tacsiyeeyay saddex sarkaal oo ka tirsnaa Ciidamadda qalabka ee Soomaaliyeed ee Puntland, kuwasoo ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay degaanka libaaxo ee degmadda Dangoroyo ee gobolka Nugaal.