Akhriso:-Guddiga Doorashooyinka Somali-land oo Shaaciyay Dadka Isu Diiwaan Geliyey Doorashada

0

Guddida doorashooyinka Maamulka somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay tirada rasmiga ah ee isku diwaan geliyey doorashooyinka soo socda.

Guddida Doorashadu waxay soo bandhigeen natiijada heer gobol iyo heer degmo ee dadka isku diwaan geliyey inay codeeyaan doorashada.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here