Laba Qof Oo Midna U Dhintay,Midna U Dhawacmay Mandooriyo Ay Isku Dareen

0

Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer ee Maamulka Somali-land ayaa gacanta ku haya Gudbiyey Laba Nin Oo Kamid Ah Dadka Isticmaala Maandooriyeyaasha Oo Midkood Geeriyooday Ka Kalena U Dhaawac Yahay Laguna Dabiibayo Xaaladiisa Caafimaad Cusbitalka Burco,

Dadkaan ayaa la sheegay in ay Cabeen Mandooriyaha Isbiirtada ah oo ay Isku Dardareen, Taasi Oo Ku Keentay Inay Khatar Galiso Nafahoodii, Sida U Noo Xaqiijiyey Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Cabdi Muuse Cabdillaahi.

Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer ee Maamulka Somali-land Ayaa Sidoo Kale Waxaa uu Xusay Inay Ilaa Hada Ku Wadaan Baaritaan rasmi ah marka lasoo gaba-gabeeyo bahda saxaafadda lala wadaagi waa siduu hadalka u dhigay taliyaha.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here