Idaacada Simba ee Magaalada Muqdisho ayaa bilaabaysa maanta oo Tariiqda ay ku beegan tahay 13-ka bisha 3aad e maarso sanadka 2017-ka barnaamij gaar ah oo ay kaga hadleyso abaaraha dalka ka jira ee sameynta ay ku yeelatay qaar kamid ah bulshada Somaliyed kaasi o si toos ah kaga bixi dona idacadda Maalin walba.
Barnaamijkaan oo u jeedkiisu yahay sidii gurmad ay ugu sameyen lahaayeen bulshada Somaliyed inteeda wax heysata Walaalalhooda kale e abaarta la dala dhacaya xiligan si looga marmo gacma shisheeye madaama dadka abaarta heysta ay isugu darsontay waqtigan abaarta kasokow nafaqa daro iyo xanuuna soo wajahay nafsadooda kuwaasi oo u baahan gurmad biniadinimo.
Dhageystaysha idaacadda simba ku xiran ayaa loo furi donaa qadadka Taleefanka si dadka abaarta heysato ay ugu soo diraan lacago nus dollarba Allaha ka dhigee.
Barnamijkaan gaarka ah ay idacada simba waxa ay iskala kashan donoan Culumaudinka Somaliyed kuwooda looga yaqano dalka iyo dibadiisa Culumada barnamijka kala qebqadan doonto simba waxaa kamid ah Shiiq Maxamuud ow Cabdule Cariif hadaba Madaxa barnamijyada idaacada simba ee Muqdisho Maxamed Cabdi Xasan iidle ayaa wax ka Weydiyay u jeedada barnamijkan loogu soo kordhiyay idaacada iyo sida u u bixi doono barnamijkan iyo waxa u u tari doono dadka abaarta heysata.
Shiq Maxamud ow Cabdule Cariif oo barnamijkan ay kala ka shaneyso idaacada simba ayaa waxa u ka waramaya in la isgargaro qiimaha ay leedahay iyo sida ugu fudud ee looga qeybqaadan karo barnaamijka gaarka ah e loogu gurmanyo dhibanayasha.
Shiiqa ayaa inta waxa u sharaxad ka bixinaya sida ugu fudud oo dadku ugu gurman karan walaalahooda ee musliminta ah waxana u sheegaya Akoonada iyo Talefanda lacagaha ay kuso dirsan karan cidkasta o sadaqa baxsan karta.
Idaacadda ayaa aqbashay Codsiyo kaga yimid Shacabka Soomaaliyed iyadoona maanta si toos ah u bilaabeyso Barnaamij Loogu gurmanayo Dadka ay Abaaruhu Saameeyeen, waxaan uu socon doonaan inta ilaaheyd dadkii uu ka qaadao abaarta insha alaah.

