Raisulwasaaraha Soomaliya oo Dhagax Dhigay Xarunta ugu Weyn Hay’adda Socdaalka iyo Jisniyadda+Sawirro

0

Raisul Wasaraha Dalka Mudane Xadan Cali Kheyre ayaa si rasmi ah manta u dhagax dhigay xarunta ugu weyn Hay’adda Socdaalka iyo Jisniyadda ay yeelan doonto taasi oo laga dhisi doono Degmada Waaberi

Dhagx dhiga Xarunta aya waxaa ku sugnaa Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaliya C/risaaq Cumar Maxamed, Agaasimaha Guud ee HS&J Maxamed aadan Koofi. iyo Gudoomaiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Shiikh yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale).

Dhulkan laga dhiso doono Xarunta ugu weyn ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinisnyada yeelan doonto ayaa waxaa ku deeqay Maamulka Gobolka Banaadir.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here