Somaliland Oo Sheegtay in Saldhiga Laga Dhisayo Berbera uu Saxiixay Madaxweynihi hore Soomaaliya Xasan Sheekh (Daawo)

0

Wasiirka wasaaradda madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa wadanka sacuudiga oo uu kula kulamay jaaliyada soomaaliladn waxa ka sheegay munaasabad loo qabtay madaxda soomaaliland in heshiiska saldhiga imaaraadka uu kaga dhisanayo magaalada berbera hore soomaaliya iyo soomaaliland u wada saxiixeen.

Wasiirka ayaa tilmaamay in madaxweynhihi hore soomaaliya Xasan sheikh maxamuud iyo madaxweynaha soomaaliland axmed maxamed siilaanyo ay si wada jir ah u wada saxiixeen heshiiska saldhiga lagu dhisayo.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

https://www.youtube.com/watch?v=K_4zoRZdrgY

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here