Wararka Akhriso:- Golaha Wasiiradda Puntland oo ka Shiray arrimaha Amniga, Siyaasadda iyo Xaaladdo Xasaasi ah. By Radio Simba - Mart 9, 2017 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Shir gudoomiyey kulan xasaasi ah oo looga hadlayay arrimaha Amniga, Siyaasadda iyo Xaaladdo xasaasi ah.