Kooxo Hubeysan Oo Xaley Qof Haweeney ah Ku Dilay Baydhabo

0

Kooxo hubeysan ayaa xlaey magaalada baydhabo ku dilay haweeney sida la sheegay aheyd ganacsato caan ka ah magaalada baydhabo.

Kooxda hubeysneyd ayaa dila ka geystay xaafada Mursal ee Magaalada Baydhabo.

Haweeneyda ganacsatada aheyd ee la dilayw axaa lagu magaacbi jiray Xamarey waxana dila ka dib goobta soo gaaray ciidamo ka tirsan maamulka Koonfurgalbeed.

Saraakiisha ciidamada booliska ee magaalada baydhabo ayaa sheegay in haweeneydan ay aheyd ganacsato islamarkaana dilkeeda ay u sababeynayaan in haweeneydaan ay xiliyada qaar ciidamada dowladda wax ka iibsan jirtay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here