War Deg Deg:-Al-shaabab oo Goordhaweyd Gudaha u Galay Deegaanka Camaara

0

Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa ku waramaya In Ciidamada Xarakada Al-shabaab ay gudaha u galeen goordhaweyd deegaanka Camaara.

Ciidamada la wareegay deegaanka Camaara ee Al-shaabab ayaa wata gaadiidka dagaalka noocyadiisa kala duwan,dadkii ugu badnaa ayaa ka baracakay Magaalada,iyadoo gudaha Magaalada ay ku hareen dad fara ku tiris ah.

Alshabaab ayaa shalay kasoo ruqaansaday deegaanka Caad, iyagoo jaray wadada isku xirta magaalooyinka Ceelhuur iyo Camaara.

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here