Carruur isladhalatay Oo Kamid noqday Dadki ku Dhintay Madaafiic Maanta ku Dhacday Degmada Wartanabada

0

Waxaa faafahinod heeraad ay ka soo baxayaan madaafiic manta ku dhacday nawaaxiga madaxtooyada soomaaliya waxaana jiro qasaare ay sababeen madaafiicda.

Dhawaqa madaafiicda ayaa meelo badan laga maqlay iyadoona lagu tuurayay madaxtooyada soomaaliya xili ay socotay Munaasabad xil wareejinta madaxweynihi hore.

Madfac ku dhacay guri kud how madaxtooyada ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen labo carruur ah oo isla dhalatay sidoo kalena ay kud haawacmeen labadi waalid ee dhalay.

Dadka waxyeelada dhaawaca ay gaartay ayaa la sheegay in la dhigay isbitaalka madiino halkaa oo xaaladooda caafimaad lagu dabiibayo.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here