Madaxweynihii Hore ee Puntland oo aas Qaran Loogu Sameynayo Magaalada Boosaaso +Sawirro

0

Meydka Madaxweynihii Hore ee Maamulka Puntland Ala ha u Naxariistee Cadde Muuse Xirsi Jeneraal Cadde ayaa maanta laga dajiyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Boosaaso si halkaas Aas loogu sameeyo.

Aaska Madaxweynihii Hore ee Maamulka Puntland Ala ha u Naxariistee Cadde Muuse Xirdi Jeneraal Cadde Muuse waxaa ka qeyb galaya Mas’uuliyiin ka Tirsan Maamulka iyo Dowladda Dhexe ee Soomaliya.

Ammaanka Garoonka diyaaradaha Boosaso ee Gobolka bari ayaa la adkeayey iyadoo dhamaan wadooyinka soo gala lagu arkayo ciidmao ilaalinaya amniga guud ee garoonka maadaama masuuliyiin kala duwan ay ku soo qab galayaan Aaska madaxweynihii hore ee Puntland Marxuun Maxamuud Muuse Xirsi.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here