War Deg Deg:-Senetor Ka Tirsan Aqalka Sare oo Isku Day Dil Ka Badbaaday

0

Wararka haatan naga soo gaaraya Xaafadda Taleex ee Degmada Hodan ayaa ku waramaya in qarax miino oo wadada lagu aasay in  lala beegsaday Osman Mohammud ( Pro Dufle) oo kamid ah Xubnaha aqalka Sare ee dalka.

Inta la xaqiijiyay labo kamid ah ilaalada Senotorka ayaa ku dhaawacmay, isna wax dhaawac ah ma gaarin sida ay inoo xaqiijiyeen dad isaga ka ak dhow mas’uulka, xili qarax lala beegnayay waxa uu kusii jeeday xarunta isbitaalkiisa uu ku taala isla xaafadda Taleex.

ma jirto cid sheegatay Mas’uuliyada qaraxa.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here