Askari Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Oo Kufsi U Geystay Gabar 6-sano jir ah+Dhageyso

0

Ciidamada Booliska Dowlada Gobaleedka Galmudug ayaa gacanta ku  dhigay Askari ka tirsan Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed qeybta 21-aad oo Gabar 6-sano jir ah kufsi ugu geystay Duleedka Degmada Cadaado ee Gobalka Galgaduud.

Taliye ku-xigeen Ciidanka Booliska Degmada Cadaado Dhame Cumar Macalin ayaa oo la hadlay Idaacada Simba ee Magaalada Muqdisho ayaa Sheegay Ciidamada Booliska Degmada Cadaado ay ganacta ku soo dhigeen Askarigaan ka dib wada Shaqeyn dhemartay Taliska Militariga Soomaaliyed Qeybta 21-aad iyo Booliska Galmudug.

Taliye ku xigeenka ayaa intaa hadalkiis ku daray in baaritaan Hor dhac ah oo la saameyey ay Ciidamada Booliska ay ku ogaadeen  cadeymo muujinaya in askarigaan uu kufsaday Gabadha islamarkaana dhaqaatirta ay cadeeyaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here