Waxaa martiyeed kasoo saaray xaalka Galmudug iyo dagaalkii shalay ee ka dhacay Cadaado, musharixiin kasoo jeeda deegaankaasi, kuwaasi oo ah 7 musharax oo kala Dr C/naasir Cabdule Jaamac Maxamed, C/raxmaan C/shakuur Warsame, Jibriil Ibraahim Cabdule,Dr Maxamed Maxamuud Culusow,Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, C/laahi Cali Axmed, Cabdulaahi Cali Xasan,
Waxay sidoo kale ugu baaqeen ciidanka dowlada dhexe iyo kuwa Galmudug inaysan dhinac la safan, oo waliba loo adeegsan shacabka iyo baarlamaanka ay ilaalin lahaayeen.


