Puntland iyo DDSI oo Heshiis ka wada gaaray dagaalki ka dhacay Gobolka Mudug

0

Waxaa xal waara laga gaaray dagaal dhawaan ka dhacay gobolada mudug gaar ahan deegaano u dhaxeeyo Maamulada  puntladn iyo Ismaamulka Soomaalida itoobiya.

 

Waxaa la soo gabagabeeyay Shirki ka socday Tuulada Dudun, waxaana Puntland iyo dowlad deegaanka soomaalida  Ethiopiaay  ku Heshiiyeen sadex qodob, oo kala ah:

 

  1. In xabadda la joojiyo
  2. In wafdi balaaran oo kawada hadla arinta xuduudda labada dhinacba keenaan
  3. In qolo walba meesha ay hada joogto aysan soo dhaafin, nabad galyadana la adkeeyo

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here