War Deg Deg:- Qarax Gaari Lagu Soo Xiray oo Goordhaweyd Ka Dhacay Suuqa Bakaaraha

0

Qarax Gaari lagu soo xiray ayaa goordhaweyd ka dhacay wadda Kowaad ee Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo gaariga ku xirnaa sida la xaqiijiyay ayaa dhacay abaarihii 07:55 daqiiqo waxa gaariga qarxay la sheegay in uu ku dhex jiray baabuur kale oo kuwa raaxadda ah oo yaala agagaarka Hoteel Waheen ee gudaha Suuqa Bakaaraha.

Ilaa haatan si dhab ah looma oga qasaaraha ka dhashay qaraxa

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here