Dhageyso:- Xiisad Dagaal oo Ka Taagan Gobolka Hiiraan

0

Xiisad u dhaxeyso labo maleeshiyo beeleed ayaa maanta ka taagan qeybo kamid ah gobolka hiiraan iyadoona laga cabsi qabo in dib markale dagaal uu kaga bilowdo gobolka hiiraa.

Xiisad ayaa ka taagan duleedka magaalada b/weyne iyadoona deegaanka ay xiisada ka taagan tahay ay isku hor fadhiyaan goobihi hore ay ugu dagaalameen.

Dhageyso War ku aadan xiisada

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here