Tababare Antonio Conte ayaa isbadal ku sameeyay shaxdii uu ku wajahay Sunderland bartamahii todobaadkii h–e madama uu kursiga keydka dhigay Pedro Rodriguez iyo Cesc Fabregas kuwaas oo kusoo wada bilowday ciyaartaas, waxaana kusoo bilowday boosaskooda Matic iyo Eden Hazard.
Line Up-ka labada Koox
Crystal Palace:
Hennessey, Ward, Dann (c), Delaney, Kelly, McArthur, Cabaye, Ledley, Puncheon, Zaha, Benteke
Keydka:
Speroni, Fryers, Mutch, Lee, Townsend, Husin, Campbell
Chelsea:
Courtois; Azpilicueta, David Luiz, Cahill (c); Moses, Kante, Matic, Alonso; Willian, Diego Costa, Hazard.
Keydka:
Begovic, Ivanovic, Zouma, Chalobah, Fabregas, Pedro, Batshuayi.

