Akhriso:-11- kamid ah Kuraasta Laga Soo Kala Doortay Xarumaha Maamul Goboleedyada oo La Laalay

0

Guddiga Madaxa Bannaan ee Xalinta Khilaafaadka Heer Federaal, ayaa laalay 11 ka mid ah kuraasta lagu soo kala doortay Magaalooyinka Garoowe, Cadaado, Jowhar, Kismaayo iyo Baydhabo.

Guddiga Xalinta Khilaafaadka, ayaa Maamulka Koonfur Galbeed ku celiyay in dib loogu soo tartamo shan kursi, oo hannaanka lagu soo doortay ku sheegay mid waxba kama jiraan ah.

14817185450047a.jpg

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here