Magaalada Baydhabo ee Caasimada KMG ee Maamulka Koonfur Galbeed waxaa maanta lagu doortay tiro Xidhibaano ah oo kamid noqonaya xubnaha aqalka Hoose ee baarlamanka Federalka Soomaliya.
Baydhaba oo ah magaalada lagu dooranayo Xildhibaanada ugu badan ee Aqalka Hoose oo gaaraya 69 Xildhibaan ayaa waxaa idin soo gudbineynaa Xildhibaanada lagu doortay ee iminka iyo beelaha ay kasoo jeedaan:


