Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa goordhaweyd Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya ka Furey shirka Talo Qaran oo dhawaan uu shaaciyay in la qaban doono.
Shirkaan oo ah kii ugu horeeyay ee dalka lagu qabto ayaa waxaa loogu hadlayaa Lix qodob oo kala ah Cadaalada, amniga, dhaqaalaha, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Wadaninimada, waxaana ka qeyb galaya Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaliya iyo shacabka Soomaliyeed.
Insha alaah dhawaan Naga Filo Sawirro

