Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ee Maamulka Jubba-land waxaa maanta lagu soo gaba-gabeeyay wajiga 5-aad ee doorashada xubnaha aqalka hoose ee baarlamanka Soomaliya ee ka imaanaya deeganada Jubba-land.
Mudanayaasha maanta la doortay waxaa kamid ah:-
1: Cabdi Cali Xasan,
2:Cabdicasiis C/laahi Maxamed
3: liibaan Cabdi Cismaan,
4:Cabaas Cabdullaahi Sheeq Siraaje
5:Maxamed Diiriye Khaliif
6:Cali Maxamed Muuse.
Maalmaha soo socda ayaa lagu wadaa in Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ee Maamulka Jubba-land lagu soo gaba-gabeeyay doorashada xubnaha aqalka hoose.

