Safiirka Jabuuti u Fadhiya Soomaaliya oo Gaaray Baladweyne

0

Wafdi uu Hogaaminayo Safiirka Dowladda Jabuuti ufadhiya Soomaliya, Amb Aden Xassan Aden ayaa goordhow gaaray magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan.

Safarka Safiirka waxaa ku wehlinayo saraakiil ka tirsan ciidamada jabuuti waxaana sababaha ay u gaareen magaalada baladweyne ay tahay sida ay ugu kuur geli lahaayeen howlgalka ciidanka amisom gaar ahan kuwa jabuuti iyo sida ay ogaan lahayeen qasaarihi ciidanka jabuti ka soo gaaray qarixi dhawaan ka dhacay magaalada Baladweyne.

Amb Aden Xassan Aden waxaa garoonka Ugaas khaliif ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka hirshabeelle iyo sidoo kale saraakiil ciidan oo isugu jiro kuwa dowlada iyo kuwa Amisom.

la soco wixi Faafaahin.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here