Gallan iyo Gaas oo Maanta ku kulmayo Carmo

0

Madaxweynaha maamulka puntland cabdiweli maxamed cali gaas iyo gudoomiyihi hore ee gobolka bari cabdisamad gallan ayaa maanta marki ugu horeysay waxa ay kulan ku yeelanayaan deegaanka carmo ee gobolka bari.

Cabdisamad gallan ayaa mudooyinki la soo dhaafay si weyn kaga soo horjeedayay siyaasada ay ku shaqeeyo maamulka puntland.

Madaxweynaha puntladn ayaa maalmihi la soo dhaafay ku sugnaa magaalada boosaaso isaga oo aan halkaasi kulamo kula qaadanayay waxgaradka gobolka bari six al loga gaaro khilaafka u dhaxeeyo maamulka puntland iyo siyaasiga galan.

Cabdisamad gallan ayaa ciidamo badan mudooyinki la soo dhaafay ku urursanayay duleedka deegaanka carmo arinta  oo wal wal  badan ku dhalisay dadka shacabka eek u nool deegaanka carmo.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here