Madaxweynaha oo Ka Qeyb Galaya Caleema-saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Hir-shabeelle

0

Wafdi uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Soomaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Gaaray Magaalada Jowhar ee Caasimada Maamulka Hir-shabeelle.

Ujeedka  Madaxweynaha uu u Gaaray magaalada Jowhar ayaa lagu sheegay ka qeyb galka  xaflada Caleema-saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Maamulkaas, oo maanta  lagu wado in ay ka dhacdo Magaaladaas.

Dhanka kale Amaanka Magaalada Jowhar  ee Caasimada Maamulka Hir-shabeelle ayaa si weyn loo adkeeyay  Ciidamo ka Tirsan kuwa dowladda Soomaliya ayaa lagu arkayaa wadooyinka Magaaladas, iyo xarunta Shirarka ee Farjano.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here