Khilaaf Soo kala Dhexgalay Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

0

Khilaaf cusub oo soo kala dhex galay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif iyo madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Coosble kadib kulan ay isku fahmi waayeen

Waxaa khilaaf xoogan uu soo kala dhexgalay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif iyo madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Coosble kadib kulan ay isku fahmi waayeen oo ay kuwada yeesheen magaalada baladweyne ee gobolka Hiiraan.

Wararka ay idaacadda simba ka heleyso magaalad aayaa ku waramaya in  balse kulanka uusan wax natiijo ahj ka soo bixin.

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle  Cali Cabdullaahi Cosoble Ugaaska ka codsaday in uu taageero maamulka hirshabeelle islamarkana maamulkaasi xilika ugu weyn haatan reer hiiraan ay heystaan balse arinkaasi waxaan ku qancin oo ka soo horjeestay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.

Odayaal iy siyaasiin  ka soo jeedo gobolka hiiraan  ayaa wado dadaalo ay doonayaan markale in ay isugu keenaan Ugaas Xasan Ugaas Khaliif iyo madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Coosble.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here