Dhageyso:-Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka warbixiyay kulan uu la qaatay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.

0

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali cabdullaahi Cosoble oo saxaafada kula hadlay maanta magaalada baladweyne ayaa sheegay in kulanka uu la qaatay Ugaas Xasan Ugaas Khaliif uu ku soo idlaaday si wanaagsan oo aan khilaaf laheyn.

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa sheegay in kulan diirada lagu saaray sida loo xalin lahaa waxyaabaha uu yabanayo ugaaska balse madaxweynaha ayaa tilmaamay in Ugaaska uusan mucaarad aheyn balse uu raadinayo xaqa ama xuquuqda ay leeyihiin shacabka reer hiiraa.

Waxaa jiro warar sheegaya in Ugaaska uu diiday in warbaahinta uu isaga la hadlo inkastoo ugaaska uusan cadeyn waxa iska bedelay mowqifkiisa uu hore ugu taagnaa.

Dhageyso codka

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here