Wararka Akhriso:-Magacyada Musharaxiintii Ku Guuleeysatay Doorashada Aqalka Sare Dowlad Goboleedka Jubaland By Radio Simba - Ekim 19, 2016 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Jubba-land ayaa maanta doortay xubnaha aqalka sare u matali doona deegaanada Maamulkaas kadib doorashada ka dhacday Magaalada Kismaayo.