Akhriso:-Puntland oo Shaacisay Liiska Musharixiinta Aqalka Sare iyo Waqtiga ay Doorashada Dhacayso

0

Guddoonka sare ee Baarlamanka Maamulka Puntland ayaa shaaciyay liiska Musharixiinta aqalka sare u matali doona deeganada Maamulka puntland.

Waxaa ka muuqda liiskan qoondo wanaagsan oo Puntland ay siisay Haweenka ka dib markii maalmo ka hor beesha caalamka iyo guddiga doorashada Soomaaliya dib ugu celiyeen liisaskii hore maamulo ay ku jirtay Puntland.

Liiskan cusub ee Puntland ay soo saartay ayaa waxaa ka maqan Guddoomiye ku-xigeenkii Baarlamaanka Dowlada Federalka Mahad Cabdalla Cawad oo horay ugu jiray xubnaha la tartamayay Jen. Moorgan.

Gudoonka baarlamanka Puntland ayaa shaaciyey maanta in xubnaha aqalka sare doorashadooda ay bilaabi doonaan khamiista fooda nagu soo haysa, waxaana ku tartami doona 29 xubnood, kuwaasoo laga dooran doono 11 xubnood oo Puntland ku meteli doonta aqalka sare.

Magacyadda loo soo Xulay musharaxiinta Puntland ugu tartamaysa Aqalka Sarre ayaa waxay kala yihiin:-

1-Saynab Xaashi Biixi.

-Shukri Aadan Maxamed.

-Xaawo Caynab Cabdi.

2-Hodon Maxamuud Cismaan.

-Basro Cumar Geele.

3-Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke.

-Aamino Aadan Cabdullaahi.

4-Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Farole.

-Cabdi Mahad Abshir Cismaan.

5-Siciido Xassan Cismaan.

-Axmed Cabdala Tigaana.

-Siciid Maxamuud Aadan.

-Maxamed Maxamuud Cali Bile.

6-Cabdirisaaq Xassan Cismaan Juurile.

-Hodon Ismaaciil Cilmi.

7-Maxamuud Axmed Maxamuud.

-Faadumo Siciid Maxamed.

8-Maxamed Siciid Xirsi’’Moorgan’’.

-Maxamuud Cali Siciid.

-Bootaan Bare Samatar.

9-Cabdixakiin Axmed Xaashi.

-Mahad Daahir Sheekh Nuur.

-Cabdulqaadir Faarax Shaaciye.

10-Cali Ismaaciil Cabdi Giir.

-Shukri Cabdullaahi Maxamuud.

-Farxaan Cali Xusseen.

11-Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere.

-Siciid Maxamed Cali.

-Faarax Cawad Jaamac

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here