Ilkay Gundogan oo Dib Ugu Soo Laabtay Xulka Germany kadib Markii uu ka Maqnaa 330-Bari+Xulka La Magacaabay

0

Laacibka qadka dhexe ee kooxda Manchester City Ilkay Gundogan ayaa lagu daray 23-ka Ciyaaryahan ee xulka dalka Germany matalaya Ciyaarayaha Isreebreebka Koobka aadunka ee la ciyaara xulalka Czech Republic iyo Northern Ireland.

Ilkay Gundogan ayaa Garoomada Dib ugu soo laabtay 330-bari kadib dhaawac daran oo soo gaaray taasi oo keentay in uu seego koobka Euro 2016 ee lagu qabtay dalka France.

Mario Gomez, Jerome Boateng iyo Sebastian Rudy ayaa sidoo kale loogu yaaray Xulka dalka Germany oo kadib dhaawacyo ay kasoo laabteen.

Emre Can, Karim Bellarabi iyo Andre Schurrle ayaa sidoo kale laga saaray Ciyaartoyda Xulka dalka Germany, Niklas Sule iyo  Jonathan Tah ayaa sidoo kale lagu soo daray Xulka waa kuwii u ciyaaray Yar yarka Germany.

Germany squad in full:

Goalkeepers: Manuel Neuer (Bayern Munich), Bernd Leno (Bayer Leverkusen), Marc-Andre ter Stegen (Barcelona)

Defenders: Jerome Boateng (Bayern Munich), Jonas Hector (Cologne), Benedikt Howedes (Schalke), Mats Hummels (Bayern Munich), Joshua Kimmich (Bayern Munich), Shkodran Mustafi (Arsenal), Sebastian Rudy (Hoffenheim)

Midfielders: Julian Brandt (Bayer Leverkusen), Julian Draxler (Wolfsburg), Ilkay Gundogan (Manchester City), Sami Khedira (Juventus), Toni Kroos (Real Madrid), Max Meyer (Schalke), Thomas Muller (Bayern Munich), Mesut Ozil (Arsenal), Julian Weigl (Borussia Dortmund)

Forwards: Mario Gomez (Wolfsburg), Mario Gotze (Borussia Dortmund), Kevin Volland (Bayer Leverkusen)

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here