Dhageyso:- Dab Qasaare Geystay oo ka kacay Saakay Suuqa Buulo-Xuubey

0

Dab Qasaaro Hantiyadeed gestay ayaa Saaka ka kacay Suuqa Buulo-Xubey ee Degmada Wadajir ee Gobalka Banaadir kaasi oo baabi’iyey Gooba Ganacsi oo gaaraya ku Dhawaad 5-Dukaan oo gabi ahaan ba  ay Basbeeshay Hantidii taalay.

Dabka Mudo kooban Socday ayaa waxaa Goobta Soo gaaray Mas’uuliyiinta ka Maamulka Degmada Wadajir iyo Gaadiidka Dabdamiska Maamulka Gobalka Banaadir kuwaasi oo ugu danbeeytii ku guuleystay in la Baqtiiyo Dabka.

Gudoomiye ku Xigeenka Arimaha Bulshada Maamulka Degmada Wadajir Axmed diiriye oo saaka la hadlay Idaacada Simba ayaa Sheegay in Gurmad aan look ala Har ka dib ayaa Maamulka Degmada iyo kan Gobalka Banaadir oo adeegsanaya Gaadiidka Dab Damiska ay ku Guuleesteen la Baqtiiyo Dabkaan oo ka kacay Dukaano ku yaala Suuqa-Buulo-Xubey.

Halkan Dhageyso

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here