Akhriso:- Safaradda Soomaliya ee Dalka Hindiya oo Beenisay in Dhalinyaro Soomaliyeed Xukuno Dil ah Lagu Ridey

0

Safaarada Soomaliya ee wadanka India ayaa ka hadashay Xukuno la sheegay in Maxkamad ku taala dalkaas ay ku ridey  dhalinyaro Soomaliyeed oo lagu eedeeyay falal Burcad Badeednimo ah iyagoo lagu soo qabtay 4-howlgal oo dhacay intii u dhaxeysay sanadihii 2011-2012-kii.

 

14434892_541634952698618_8893560521980757741_o

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here