Xidiga Dele Alli  oo Heshiis Cusub u Saxiixay kooxda Tottenham

0

Kooxda Tottenham ayaa heshiis cusub ka saxiixatay xidigeeda qadka dhexe ka ciyaara ee Dele Alli  heshiiskaas oo dhici doona xili ciyaareedka 2022-ka.

Xidigaan heerka caalami ee xulka dalka Ingiriiska oo 20-jirka ah ayaa bandhig wanaagsna ku haysto Horyaalka dalka Ingiriiska isagoo kamid ah xidigaha uu soo saaray Macalin Mauricio Pochettino ninka reer Argentine.

Dele Alli   oo weerarka dhexe ka ciyaara ayaa  kooxda Tottenham  Kaga Yimid naadiga MK Dons bishii February 2015-kii, tan iyo xiligaas waxa uu ahaa mid kamid ah xidigaha ugu muhiinsan Naadiga ka dhisan Magaalada London.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here