Ciidamada Jubaland oo bilaabay Howlgalo lagu soo qabqabanayo Xaasaska Al-shabaab “Dhageyso”

0

Ciidamada maamulka jubaladn ayaa waxa ay s rasmi u balaabeen howlgalo ay ku baadigoobayaan xaasaska u dhaxa raga ka tirsan al shabaab.

Ciidamo fara badan ayaa maanta lagu arkayaa wadooyinka iyo xaafadaha magaalada kismaayo waxa ayna ciidamada gelayaan guryaha qaar eek u yaala magalada kismaayo.

Afayeenka  ciidanka Booliska jubaland Jamac Axmed Xasan  oo la hadlay idaacada simba ayaa waxa uu sheegay in howlgalka uu yahay mid lagu dhaqan gelinayo amar dhawaan maamulka uu soo saaray islamarkaana digniin logu jeediyay xaasaska iyo caruurta al shabaab eek u nool magaalada kismaayo ee gobolka jubada hoose.

Ciidada jubaladn aya howlgalada ka wada magaalada mana jiraan ciidamo kale oo ku wehlinaya balse howlgalka ayaa waxa uu sameyn ku yeeshay isa socodka iyo ganacsiga magaalada kismaayo wallow manta ay tahay maalin jimco ah.

Halkan ka Dhageyso Codka

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here