Ciidamada Al-shabaab oo Dhoolatus Ciidan Kusoo Bandhigay Degmada Galhareeri ee Gobolka Galgaduud+Sawirro

0

Ciidamada Xarakada Al-shabaaba ayaa dhoolatus ciidan, waxa ay ku soo bandhigeen Degmada Galhareeri oo ka tirsan Gobolka Galgaduud ee bartamaha dhulka Soomaliya.

Ciidamada Xarakada  Al-Shabaab iyo gaadiidka dagaalka ay soo bandhigeen ayaa ahaa kuwa badan waxayna tani muujinaysa in awood ahaan Shabaabka weli ay yihiin kuwa Xoogan iyagoo awood badan ku leh qaar kamid ah Gobolada dalka Soomaliya.

Shabaab-ka  ayaa sidoo kale soo bandhigay gaadiidka Cabdi Bilaha ah ee Somaliya looga dagaalamo, waxa ayna ahaayeen kuwa badan.

Inta badan dagaalada u dhaxeeya ciidamada Dowladda iyo Al Shabaab ee dalka gudihiisa ka dhaca Shabaab loogama qabsado gaadiid dagaal, taasi oo u sahlaysa sii jiritaanka awoodooda ciidan iyo Millateri.

1473738828cecad 1473738837e91cf 14737388217dd2a 147373883323227 14737388310922a 1473738819717a5 1473738814619e6 147373882328a57 14737388359e5b6 14737388257a51c

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here