15 Sanadood ayaa kasoo Wareegatay Markii ay Dhaceen Weeraradii 11-kii September (Daawo Sawirada)

0

15 Sanadood ayaa kasoo wareegatay markii ay dhaceen weeraradii 11-kii Septemper sanadadii 2001-dii ee lagu qaaday Magaalooyinka New York iyo Washington dalka Mareykanka.w

Weerarkaas waxaa fuliyay 19 ruux oo ka soo jeeday wadamada dunida Carabta oo  siyaabo kala duwan ku galay dalka Maraykanka, Raga weerarkaan geystay oo adeegsaday diyaarado xamuul oo afar gaarayay ayaa waxaa la sheegay inay tababaro ku qaateen gudaha Maraykanka kuwaasoo ka tirsanaa ururka Al-Qacida waxayna kala ahaayeen.

1-Max’ed Cattaa oo u dhashay dalka Masar. 2-Waliid Al-Shexri 3-Waa’il Al-Shexri 4- C/casiis Al-Cumari.5-Sattaan Al-Suqeymi 6-Marwan Al-Sheexi 7, Muhandi Al-Shexri,8- Xamsi Al-Ghamadi Axmed Al-Ghamadi 9-Hani Xanjuur 10-Khaalid Mixdar, 11-Majiid Muqiid, 12,Nawaaf Al-Xazmi 13- Saliim Al-Xazmi, 14,Axmed Al-Nami,15,Siciid Al-Qanami iyo 16 Axmed Al-Xaznawi oo dhamaantood u dhashay wadanka boqortooyadda Sacuudiga.

Dad badan ayaa weerarkaasi ku dhintay oo Mareykanka u dhashay waxaana mas’uuliyada weerarkaasi sheegtay Ururweynaha Al Qaacida iyadoona Madaxweynihii Mareykanka ee xilligaasi George W.Bush uu si kulul u Cambaareeyey.

Cleared for both print and online - One-time use only.__www.splashnews.com Pics..Phil Penman ..Non..exclusive__Ref pp NY 110901__Three men walking away from the world trade center after Disaster struck as one of the twin towers collapses after a plane struck through the side of the building in New York, USA.The gentleman to the far right, George Sleigh, is a employee of ABS Communications, the one to the left is Joseph Kelly.__Splash Telephone..__New York..1 212 619 2666__Los Angeles.. 1 310 821 2666

s_a04_0rtrmnrg-930x675 s_a05_61124_10-930x612 s_a06_91105734-930x778 s_a07_11018629-930x686 s_a08_91103460-930x638 s_a09_91107377-930x601 s_a11_78242_10-930x773 s_a12_11113677-930x710 s_a13_11013489-930x615 s_a14_91107162-930x563 s_a15_91105208-930x618 s_a16_0rtrmkvl-930x615 s_a17_0rtrmtzz-930x647 s_a18_0rtrml4j-930x613 s_a19_78236_10-930x608 s_a20_11117504-930x702 s_a22_19741818-930x695 s_a23_11018397-930x637 s02_2h469523-930x826

Rescue worker remove fatally injured New York City Fire Department chaplain Rev. Mychal Judge from one of the World Trade Center towers in New York City, early September 11, 2001. Both towers were hit by planes crashing into the buildings and collapsed a short time later. REUTERS/Shannon Stapleton____NB: Rescue workers were later identified as Christian Waugh, William Cosgrove, John Maguire, Kevin Allen and Zachary Vause (need to confirm order).

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here