Madaxweynaha dawlada Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in asaga iyo dhigiisa maraykanka Obama ay diyaar u yihiin sidii kooxda daacish looga saari lahaa deegaanada ay ka haysto dalalaka Siiiriya oo ay ka mid tahay Magaalada Raqqa.
Madaxweyne Mr Erdogan ayaa tilmaamay in madaxweyne Barack Obama uusoo jeediyay figrada ah in la iska kaashado la dagaalanka kooxda daacish markii uu soo dhamaaday kulankii G20 ee lagu qabtay dalka Shiinaha.
Erdogan ayaa Waxaana uu sheegay in dawladiisu ay diyaar u tahay sidii meesha looga saari lahaa kooxda Daacish ee ka dagaalanta dalka Siiriya.

