Rabiot oo Sheegay in uu aad u Jecel Yahay ka Ciyaarista Horyaalka Premier League

0

Xidiga qadka Dhexe ee kooxda Paris Saint-Germain  Adrien Rabiot ayaa sheegay in uu doonayo Mustaqbalka dhow ka ciyaarista Horyaalka Premier League

21-sano jirkaan ayaa bilo kooban u ciyaaray kooxda Manchester City  madaama uu kamid ahaa xidigii kasoo baxay Academy-da kooxdaas balse waxa uu ku guuldareystay in uu helo booska kowaad ka hor inta uusan ku biirin kooxda Paris Saint-Germain.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka France Adrien Rabiot ayaa aaminsan in Ingiriiska uu yahay mid kamid ah Horyaalada uu aadka u xiiseeyo xiligaa.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here