Miranda oo Loo Magacaabay Kaptanka Cusub ee Xulka Dalka Brazil iyo Nuer oo Loo Magaacabay Kaptanka Germany

0

Daafaca kooxda Inter Milan Miranda ayaa loo magacaabay Kaptanka Cusub ee xulka dalka Brazil xili Mudooyinkii dambe uu ahaa Neymar.

Weeraryahanka kooxda Barcelona Neymar ayaa xulka dalka Brazil markii ugu horeysay ee Taariikhda ku Hogaamiyay koobka Olympics isagoo Kaptan ah.

Macalinka cusub ee xulka dalka Brazil Tite ayaa xaqiijiyay in Daacafa kooxda Inter Milan Miranda uu hogamin doono xulka kulamada isreebreebka koobka aduunka ay la ciyaari doonaan xulalka Ecuador iyo Colombia.

Dhanka kale Goolhayaha kooxda beyer Munich Manuel Nuer ayaa loo Magacaabay Kaptanka cusub ee xulka dalka Germany kadib markii u ciyaarayaha ka fariistay Bastian Schweinsteiger’

neuer-cropped_1552ljdu2q97u1q4xrqr5uo2ha miranda-brazil-31082016_j056fetzjs9l1mu3r4muwmjva

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here