Faah-Faahin ku Saabsan Weerarka iyo Qaraxyada Xeebta Liido ee Degmada C/casiis

0

Koox Hubeysan ayaa weerar ku bilowday qaraxyo waxa ay ku qaadeen Maqaaxi lagu magacaabo Banadir Beach oo ku taala Xeebta Liido ee Degmada C/casiis ee Magaalada Muqdisho.

Weerarka ayaa la sheegay in uu ku bilowday qaraxyo gaari loo adeegsaday ragii hubeysanaa waxaa u suurta gashay in ay gudaha u galaan maqaayada Banadir Beach oo ku taala Xeebta Liido ee degmada C/casiis.

Rasaas xoogan ayaa haatan laga  maqlayaa Gudaha Maqaayada Banadir Beach.

Wixii kusoo kordha kala soco Simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here