Dawlada Colombian iyo Mucaaradka oo isla Gaaray Heshiis Taariiqi ah

0

Dawlada Colombia iyo kooxda mucaaradka bidixda ee Magaceeda loosoo gaabiyo FARC ayaa isla gaaray heshiis nabadeed oo Taariiqi ah kaasi oo lagusoo afjarayo dagaalo mudo tobanaan sano ah ka socday dalkaas oo boqolaal kun oo qof ay ku dhinteen

Ku dhowaad muddo 4 sano ah oo labada dhinac ay wada hadalo uga socdeen dalka Cuba ayaa ugu dambayntii waxaa ay ku dhawaaqeen heshiis taariiq ah oo ay isla gaareen,waxaana ka mid ah heshiiskaas in mucaaradku ay hubka iska dhigaan dagaalkana la joojiyo.

Heshiiskaan oo qoraal ah ayaa la filayaa in maanta oo khamiis ah loo gudbiyon Golaha Congress-ka ee dalka Colombia kadibna waxaa lagu baahin doonaan baraha bulshada iyo warbaahinta.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here